Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 16 April 2024

WARARKA MAANTA

Beesha Tanade/Leelkase Oo Ka Shireysa Sidi Loo Hormarin-lahaa Degaanada Ay Ku Noolyihiin

Tuesday - Feb 21, 2012

Galdogob City: Waxaa dhambal ahaan nala ku soo gaarsiiyey in xajmi badan ee ergeda shirka ka qaybgaleysa oo safaro dhaadheer Cir iyo Biriba soo

Warkii oo dhan

UN-ka Oo Sharxaad Ka Bixiyey Sababta Liiska Argagixisada Loogu Daray Ganacsade Jim'ale Ahmed Nur

Tuesday - Feb 21, 2012

New-York- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku dartay Mulkiilaha Shirkadaha adeegyada isgaarsiinta ee ZAAD iyo Hormuud liiska ashkhaasta laga xayiray hantida

Warkii oo dhan

Raisal Wasaaraha Somaliya C/Wali Gaas Oo Soo Gaaray Magalada Brusseles

Monday - Feb 20, 2012

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta waxaa booqasho rasmi ah oo labo cisho ah uga bilaabaneysaa magaalada Brussels ee dalka Belgium oo xarun u ah Midowga Yurub

Warkii oo dhan

18-kii Gobol Ee Wqtigi Siyaad Bare Oo Dib Loo Soo Celiyey Iyo Qaabka La Isu Raacshay

Sunday - Feb 19, 2012

Tix raac Shabakada Waagacusub oo soo xuuraantay waxyaabha shirka lagu saxiixay : inkasto furfurid iyo faafaahin aan laga soo saarin heshiiska dastuur ee

Warkii oo dhan

Labadi Wariye Ee Reer Sweden Ee Ku Xiraa Itoobiya Oo Rajo Laga Qabo Soo Deyntooda

Saturday - Feb 18, 2012

Addis Ababa : Waxaa meel xasaasi ah maraya wadahadal u dhaxeeyey Midowga reer Yurub iyo dawladda Itoobiya, kuwaasoo la doonayo in lagu sii daayo labada wariye

Warkii oo dhan

Shirkii Dastuur U Sameynta Somaaliya Oo Caawa Saq Dhexe Si Guul Ah Saxix Lagu Wada Duugay

Friday - Feb 17, 2012

Garowe:- Xigasho All Puntland: Shirkii Dastuur u sameynta Soomaaliya ee loogu magac daray Garowe2 isla markaana magaalada Garoowe ka soconayay saddexdii maalmood

Warkii oo dhan

Nabi al-carabi oo La isku Raacay inu madaxweyne U noqdo Masar

Friday - Feb 17, 2012

War hubaashiisa aad loo sugay ayaa sheegaya in Jeneraalada ciidamada Masar iyo hogaamiyaasha Xisbiga ikhaawanka ayaa marar badan si qarsoodi

Warkii oo dhan

Shirki G/we Oo Xaaladiisu Tahay far-Yaro Bidix Ka Bax Marki Qolo kasta U Xagafeysay Amuura U Gaara

Friday - Feb 17, 2012

Saaka ayaa wafdi u hogaaminaayo Madaxweynaha Dowladda KMG ah Shariif Sheekh Axmed si lama filaana oo deg dega ka ambabaxay magaalada Muqdisho, wafdigaaso sida la

Warkii oo dhan

Maamulka S/Land Oo Madax-Farad Ka Qaaday Saraakiil Itoobiyan Ah Oo Xaqiiqo Raadis Ku Yimid Buuhoodle

Wednesday - Feb 15, 2012

Magaaladda Buuhoodle oo xarun u ah maleeshiyaad daacad u ah maamulka Khatumo State ee dagaalada dhowrka jeer la galay ciidamada Somaliland ayaa

Warkii oo dhan

Shirkada Diyaaradaha Turkish Airlines Oo Bilaabeysa Duulimaadyo Ay Ku Tageyso Mogdisho

Wednesday - Feb 15, 2012

Mogadisho: Todobaadkii laba jeer, waxaana duulimaadyadani ay billaabanayaan 06-March-2012, sida lagu yiri warsaxaafadeed maanta ka soo baxay shirkadda Turkish Airline. Diyaaradahan

Warkii oo dhan

Barakac Xoogan Oo Saaka Ka Bilowday Degaanadi Hore Loogu Barakacay Ee Duleedka Mogdisho

Wednesday - Feb 15, 2012

Mogadisho: Waxa saaka oo Arbaca ah deeganada Loo barakacay ee duleedka koonfureed ee magaalada Muqdisho ka socda barakicii ugu xoogganaa ee ay sameeyaan dhawaanahan

Warkii oo dhan

Shiikh M.Xasaan Oo Wacad Ku Maray Inu Masar Ka Haqab-tiridoono Maal Looga Maarmi-doono Deeqda USA

Monday - Feb 13, 2012

Fadiilat Al Digtoor Shiikh Salafi Maxamed Xasaan oo ah cabqariyada daaciga daacwadaha islaamka  ee dalka Masar ee allana siiyey

Warkii oo dhan

Shabaab Oo Dibad-Baxyo Ku Khasbay Shacabka Amarna Duldhigay

Monday - Feb 13, 2012

Afgooye:( Shabelle Network) Kooxda Al Shabaab ayaa waxaa la sheegay in ay is hortaagtay in maanta la furo goobaha ganacsi iyo kuwa waxbarasho ee deegaanada ay gacanta

Warkii oo dhan

Hogaanka Khaatumo State O Diyaarsanaya Hubka Wax Guba Iyo Ciidamo Aan Gaban O Ay Isaga Caabiyaan S/L

Sunday - Feb 12, 2012

Tukaraq: Maamulka cusub ee Khaatumo State Ee dhawaanta lagaga dhawaaqay degmada Taleex, ayaa si abaabulan u sii diyaarsanaya ciidamo ay kaga

Warkii oo dhan

Beelihi Shalay Dagaalka Is Ku Doox-Dooxay Xagaa Iyo Baladweyne Oo Weli Is Hor Fadhiya

Sunday - Feb 12, 2012

Dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay magalada Baladweyne ayaa saaka la leeyahay xaaladu waa degntahay waxaana la sheegay in goobihi shalay dagaalku

Warkii oo dhan