Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 18 May 2024

Madaxa Kooxda Al-shabaa Loo Yaqaan Godane Oo La Sheegay Inu Ku Taaho Fikirka Gooni Isu Taaga S/Land

Monday - October 29, 2012

Mogadisho- Hargeysa: Warar dheeraad oo laga soo xigytay hogaamiyaha Al-qaacida ee la baxay Abu-Zuber laakiinse loo yaqaano Godane oo u dhashay beesha Arab ee degta Hargeysa ayaa la sheegaya inu xiriir la leeyahay eheladiisa joogta Hargeysa iyo saaxiibo khaasa oo warka u kala qaada isaga iyo maamulka somaliland.

Waxaana warku tilmaamayaan in Godane u heshiis gaara la galay maamulka hargeysa gaar ahaan sidi u taageeri lahaa gooni isutaaga Somaaliland iyadoo taasi ay ku imaankarto xasilooni la'aan joogta ah oo ka dhalata dhinaca Koonfurta  iyo iyadoo xasuuq ba'an loo geeysto dadyooga halkaas dega.

Dad badan Oo Koonfurta Somaaliya  Degan ayaa qaba in Godane uu aargoosanayo oo amaan-darada u dalka ka wadana ay tahay mid qorsheysan