Omar M. Alihashi's Patriotic Speech: Proud to be Somali Canadian

Latest News

Wax-GaradkaTanade/Leelkase Oo Kalsooni Buuxda Siiyey Oday dhaqameedyada Beesha Si Ay ...

Sunday, 20 May 2012

Waxaa shalay la madalay shir ka dhacay goobta hoolka hotelka ambassador ku teedsan jidka Maka Mukarama ee Mogdisho waxaa ku shiray xubno ruug cadayaal aan joogin Da' kaftan...
+ Full Story

Faaliye Xiddigeeya Caan Ah Oo Saadaaliyey In Weerar Milatari Lagu Qaadaayo iiraan Iyo Suuriya

Friday, 18 May 2012

Moscow (Geeska)- In kasta oo int abadan dadka arrimaha siyaasadda ka faalloodaa ay ku celceliyaan in dagaal ka dhaca bariga dhexe uu khatar ku yahay amniga Israel, waxaa aragti taas aad uga duwan...
+ Full Story

Golaha Ammaanka Ee UN-ka Oo Si Cad Gaashaanka Ugu Dhufatay Codsi Ka Yimi Shiikh Shariif

Thursday, 17 May 2012

New York - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ku gacanseyray codsi kaga yimid Madaxweynaha  Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed kaasoo uu ku dalbanayey in xukumaddiisa la siiyo...
+ Full Story

Dawlada Sh Shariif Oo Ku Hawlan Sidii Deegaanka Sanaag Bari Looga Dhisi Lahaa Maamulka Maakhir State

Wednesday, 16 May 2012

Dawlada Sheekh Shariif ayaa la sheegaya iney si cad ugu xiiqsantahay in ay taageerto maamulka Maakhir State laga hirgelinaayo deegaanada Sanaag Bari ee degto beesha Warsangeli.Masuuliyiin ka tirsan...
+ Full Story

Sh. Shariif Oo Muddo Kordhin New York Loogu Soo Samaynayo Iyo Ergadii P/land Qaarkood Oo Ka Soo ...

Tuesday, 15 May 2012

 Muqdisho.... Madaxweynaha Somaliya Sh Shariif Sh Axmed oo ku sugan Magaaladda New York ee dalka Maraykanka ayaa la filayaa in Muddo kordhin loogu sameeyo Muddo xileekiisa gabaabsiga ah ee ku eg...
+ Full Story

Somaliland Oo Iska Joojisay Mashruuci Korontada Itobiya Lagu Soo Galin-lahaa Carigeeda

Sunday, 13 May 2012

Hargeysa xigasho Waaheen: Wasiiradda Arrimaha Dibeda iyo Tamarta Somaliland Maxamed C/laahi Cumar iyo Xuseen Cali Ducaale ayaa qoraalo a y Dawladda Itoobiya u qoreen ku Joojiyay Mashruuc bilow ahaa...
+ Full Story

Beesha Bicidyahan Cali Salemaan Oo Suldaan Cusub Caleemasaartay

Saturday, 12 May 2012

Boosaaso:-Beesha Bicidyahan Cali Saleebaan ayaa Suldaan cusub caleemo saartay kaas oo noqon doona Suldaanka saddexaad ee Beesha soo mara.Munaasabad lagu caleemo saarayay Suldaan Yuusuf Axmed Saalax...
+ Full Story

Baaraayaasha Caaf.Britain Oo Sheegay Iney Ku Guuleysteen Farsameynta Xubno Sinaaci Ah Ee Aadamiga

Friday, 11 May 2012

Written by: Xasan Keefkeef: Baarayaasha caafimaadka iyo khubarada tignoolajiga ee dalka Ingiiriska ayaa markii ugu horaysay, shaaca ka qaaday in ay ku guulaysteen, xubnaha aadamiga oo sanaaciya, isla...
+ Full Story

Itoobiya Oo Cadeysay Ineysan Faaiido Ugu Jirin Dawlad Awood Leh Oo Somaliya Ka Dhalata Diideyna.....

Wednesday, 09 May 2012

Addis-Ababa- Dawlada federaalka Itoobiya ayaa ka hadashay aqoonsi ay Somaliland ka hesho beesha caalamka iyo dalalka Afrika ee ay ka mid tahay, waxayna muujisay in aanay raali ka ahayn in Somaliland...
+ Full Story

Xog-Uruurin Hoosta Ka Xariiqday In Haweenka Waqti Badan U Huraan Xan Iyo Dira-Diro

Tuesday, 08 May 2012

Written by Keefkeef: Ra’yi Ururin Tilmaamtay In Haweenku 5 saacadood Maalin Maalin kasta ku Qaataan, falanqaynta iyo wax ka sheega dadka jaarka iyo asxaabta la ah, waxa ay inta badan ka wada hadlaan...
+ Full Story

Kuweit Oo Sharciyeysay Qofkii Wax Ka Sheega ilaah Iyo Nabi Maxamed (CSW) U Mudanaayo Ciqaab Dil Ah

Monday, 07 May 2012

Kuwait - Golaha umadda ee dalka Kuwait ayaa fadhi gaar ah oo uu yeeshay waxa uu aqlabiyad ku ansixiyey in xukuumaddu ay dhaqan geliso sharci adkaynaya ciqaabta ka taalla qof kasta oo wax ka sheega...
+ Full Story

Madaxweyne Shiikh Shariif Oo Kuwait Gaaray

Monday, 07 May 2012

Madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Kuwait ee caasimadda dalka Kuwait. Shariif Axmed ayaa casuumaad ka helay dowladda...
+ Full Story

Maamulka Somaliland Oo Iska Dhagooleeyey In Xadka Lowyacade Ay Ka Soo Gudbaan Wasiiro Reer Jabuuti

Friday, 04 May 2012

Xiriirka u dhexeeya Maamulka Somaliland iyo jabuuti ayaa aad u xumaaday ka dib markii maanta ciidamada ku sugan xadka Gobolka Salal laga celiyey wasiiro iyo masuuliyiin kale oo doonayey...
+ Full Story

Xukumada Ku Meel Gaarka Ee Wadanka Libiya Oo Ka Noqotay Go'aanki Ahaa Mamnuucista Axsaabta Islaamiga

Thursday, 03 May 2012

Xukuumada kumeel Gaadhkaa ee wadanka Libya oo ka Noqotey Go,aankeedii Ahaa Mumnuucista A Axsaabta Islaamigaa Kadib Culeys yo Waaweeyn oo Kagayimid Dhinacayda Islaamiyaanta Kadib Markey Ku Hanjabeeni...
+ Full Story

Xuska Maalinta Madax-banaanida Saxaafada Aduunka Oo Beri Ah Iyo UN-ka Oo Sheegtay In.......

Wednesday, 02 May 2012

Gaalkacayo– Xuska Maalinta Madax-banaanida saxaafadda ee Adduunka oo ku beegan 3-da bishan May ayaa Munaasibad loogu diyaar-garoobayo lagu qabtay Magaaladda Gaalkacayo ee Maamul goboleedka Puntland....
+ Full Story

Masuuliin Somaali Oo dhimasho iyo dhaawac Ka Soo Gaaray Degmada Dhusamareeb

Tuesday, 01 May 2012

Dhusamareeb:Degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud wararka laga helay ayaa sheegaya in qarax is miidaamin uu ka dhacay goob shaaha lagu cabo, oo ay markaas ku sugnaayeen xildhibaano ka tirsan...
+ Full Story

Koonfur Sudaan Oo Codsatay In Guddiga Dhexdhexaadinta Khilaafka Labada Sudaan Laga Saaro ......

Monday, 30 April 2012

Dawladda Koonfur Sudan ayaa soo jeedisay in Madaxweynihi hore ee Koonfur Afrika, Thabo Mbeki, laga saaro guddida dhexdhexaadinta Sudan iyo Koonfur Sudan ee Midowga Afrika (AUHIP),iyada oo aaaminsan...
+ Full Story

Beesha Leelkase Oo Sameysay kulamo La Isku Arko

Monday, 30 April 2012

Mogdisho: Shalay bisha abril markay ahayd 29 iyo hotelka habka weyn ee Embssy ayay kulan  ku yeelatay bulshada beelweynta leelkase, halkaaso marti sharafki qadada kadib ay...
+ Full Story

More News

S. Barre " U Dulqaata Waa Kaas Nabsigu Idin Dul-joogee"

Generaal Siyaad Barre, dusha waxuu ku qaaday culeys deyn ka xoog badan, wax badana isaga iyo reer galbeed muran ayaa dhex maray markuu yiri "maanyada bada ka caba" diideyna warkoodi aan looga baran in lagu manaafacsado Full Story

Waxbarashada iyo Iskoolada Magaalada Galdogob

Galdogob Schools

Magaalada waxaa ka furan labo iskool oo mid waliba leeyahay heerarka hoose, dhexe iyo sare, iyo hal iskool oo hoose/dhexe ah. Waxaa kaloo ku yaal dhawr iskool gaar ah oo lagu barto luqadaha, kumbiyuutarka, sayniska iyo xisaabta. Waxaa kaloo laga furay mac-had sharci ah oo heer dugsi sare ah oo si weyn wax uga badali doona heerka aqoonta iyo wacyiga bulshada deegaankaan iyo kuwa ku xeeranba.   Full Story

Somali Minister of Diaspora official visit to Ottawa, Canada

test

Somali Minister of Diaspora Affaires, Hon Abdullahi Ahmed Abdulle Azhari and Somali Ambassador to Kenya, H.E. Mohamed Ali Nur Americo, concluded two days official visit to Ottawa, Canada on Wednesday April  01, 2009  Full Story

Guddoomiyaha Barlamanka Puntland oo la doortay

Md. Cabdirashiid Maxamed Xersi ayaa ku guuleystay inuu noqdo Guddomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland, Iyadoo cod gacan taag ah ay Xildhibaanada oo dhan ay ku doorteen.

Siihayaha Guddoomiyaha Barlamaanka Axmed Cali Xaashi ayaa ku dhawaaqay in ansax uu yahay Md. Cabdirashiid Maxamed Xersi  ee Xildhibanada doorteen, waxaana uu u mahad celiyay Guddoomiyaha cusub dhamaan Xildhibaanada codka siiyay. Full Story

Maahmaahyada Soomaaliyeed kuwa ugu caansan

somali-nomadMaahmaahdu waa qayb ka mid ah suugaanta Soomaalida kana kooban tixo xambaarsan xikmad marmarna qeexan marna maldahan, intooda badana lama yaqaan cid samaysay iyo goor la sameeyay. Mahamaahda si gooni ah ayaa loo isiticmaalaa waana waxa qudha ee had iyo jeer ku jira hadalkeena, waxay soo koobtaa hadal aad in badan odhan laheyd, badanaa waxa isticmaala qofba qofkuu ka dalyaqaanno, ka waayo aragsanyahay, kana afatahansanyahay ama uu ka aqoon weyn yahay.

Ka Dhageeso Halkaan: Soo Diyaarinti. Maxamed Cali Daqle

Dawlad Goboleed Lagu Magacaabo "HARIR STATE Of SOMALIA" Ayaa Dhawaan Ka Dhalan Doonta G. Mudug

Harir State

Canada- America: Kulamo Aqoon yahanno iyo wax-garad ka soo jeeda beesha Tanade oo ka gaabsaday in waqtigaan la shaaciyo magacyadooda ayaa dhawaan shir telefoon oo ay yeesheen waxa ay isla garteen, in maanta ay munaasab tahay in sida ugu dhakhsaha badan loo qoro dastuurkii iyo sharcigii lagu dhisi lahaa dawlad goboleedkaas, laguna maamuli lahaa  shacb weynaha degaamada ku leh Gaalkacyo, Galdogob iyo Nawaaxigeeda. Read More

K'naan sings "Carees Ciise" in English

k'naan play to listen 

Top 3 players of Qatar's BBall Team are Somalis by origin

Qatar_BBall_Team

Click here for more pictures

Warbixin Ay Soo Saareen B4: "Muqaawamo Guushoda Waxay Ku Xirantahay Hogaamiye karmeed Siyaasina Ah"

B4

Canada(Ottawa): Kulan ay ku yeesheen biishaan 12keedi magaaladda Ottawa rag isugu jira siyaasiyiin hore "diplomaasiyiin, wasiiro,saraakiil ciidan, kuwo ganacsato ahaan jiray" iyo aqoonyahano ku xeel dheer arimaha siyaasada dunida ee waqooyiga ameerika, ayaa ka shiray iney qiimeeyaan xaaladda dalka soomaaliya ka jirta iyo sida ugu dhaw ee looga samatabixin karo. Read More

Somalia's Future Generation

Somalia's Future Generation

The stark reality is that the children of the next generation will be more English, Dutch, American, Canadian, or Australian (among many others) than Somali. It is highly unlikely that these children will be able to speak Somali well, let alone understand the deep poetry and music of our rich culture. Full Story

There are no Items to display

Dibnihi Shakalaa Oo Daaha Ka Qaaday Wixi Kala Gaaray....

WiKiLeaks Galdogob Times Oo Jabisay Sir Qufuleyd

Qanyare iyo siyaad Bare 
Full Story

Sababihi Jeelki Dheeraa ee Dr. Yuusuf S. Bardacad

siyaad iyo bardacad 
Full Story

Ladiid iyo Lafo Tanade

Boqoradii Tanade kii ugu dambeeyey waxaa lagu sheegaa magaciisa Diiftire oo uu micnaheedu yahay daaltire

Full Story

Afayeenkii Dareenka Shacbiga Prof M. ilka Dahab Oo Madaxa Qaranka Isu Sharaxay

Dr mohamed Hussein Ilkadahab

Heesti Galdogob

Dr. Menkhaus and the Toronto Somali Diaspora

focus group with Dr Menkhaus

Prof. C/qaadir Xaashi iyo Socdaalkiisi W/America

Dr. C/Qadir

Full Story

Qiiso Dhaba oo Qof kast Musllim ah ka ilmeysiisey

Islam

Dr. Shuceyb Waa Takhtar U Heelan Bulshada Warbixin + Wareysi

dr_shuceyb

Taarikh Qiimo Badan

Meyd Nin Nool Dilay..

Quran

Sirti Isku Qufuleyd oo..

banadir_u_incidient

OPP CST. Saeed Jama

Hello, my name is Saeed Jama. I come from a large family of 9 boys, me being the 6th oldest.I enjoy spending time with my wife. I also work out with my brothers, and play basketball on a regular basis.

CBC Radio Interview

Omar

Omar M. Alihashi grew up in Russell Heights . He was just 13 years old when he moved to Russell Heights . Currently Chair of the local community board, he sat down with Canada ’s CBC Radio to share his views about community service and his overall role in the community  Listen

BBC Interviews Abdi-Salaan Aato about Somali Youth Summit

Xuquuqda Waalidka

Waxaan nafteydda iyo dhamaan dhalinyaradda soommaaliyeed meel walba oo ay joogan kula dardaarmi lahaa iney iska ilaaliyaan waalidka oo ay ka duceystaan.

Full Story

GABAY-HAYIR

nuruddin_farah

The six forms of Maanso are Gabay, Geeraar, Jiifto, Weeglo, Guuraw and Buraambur   Read More

A Good Book to Read

GetOrganized

"The Audacity of Hope" is a personal introduction to Senator Obama: an auto-biography of his life from childhood to present, his family and his views and approach to politics based on personal experience. Read More

Officer Heibeh's story

Officer_Abdiweli

Full Story

Yaseen Musa

Obama

Full Name: Barack Hussein Obama Jr.
Party: Democratic
Date of Birth: August 4, 1961
Place of Birth: Honolulu, Hawaii
Home: Chicago, Ill.
Campaign Web Site: barackobama.com

 
User Comments

"I really enjoyed your great work ,dedication and your endeavour to keep us updated. please,keep me in your membership and we will keep in touch afterwords.Convey my greetings to all members." by Amir

"wallaal yaal waad ku mahad satihiin shaqada aad qabteen oo ah mid weyn runtii. mar walbana halkaa ka sii wada."by Mohamed

"Bacda salaan aad ayaa umahad santihiin maadaama aad samayseen website oo aad ugu magacawdeen galdogob times, anigu waxaan ahay mawaadin kunool galdogob, fikrada aad ayaan ugu riyaaqay."by Cabaas


 

Xayle Salaase Iyo Siyaad Oo Ku Murmay Qadiyada Ogaadeenya

Siyad Bare & haile Selassie Full Story

Nimco Dareen Dhaanto

Culimadi Iyo Fuqahadi Reer Tanade Ee...

Degaanka Xirir-Galdogob waxay ka mid tahay Magaalooyinka Soomaalidu degto kuwa maanta ugu xasiloon oo si qabow caanahooda ku qalaxsada lehna dux iyo iimaan. Full Story

VOA Somali Radio

   Dhegeyso idaacada dambe 4:00PM
   ---------------------------
Dhegeyso idaacada fiidnimo 7:00PM
   ---------------------------
Dhegeyso idaacada dambe 8:00PM
   ---------------------------

BBC

Barnaamijka Sagaal fiidnimo ee G. AfrikaBarnaamijka Shanta Galabnimo ee G. AfrikaBarnaamijka Labada Duhurnimo ee G. AfrikaBarnaamijka Todobada Aroornimo ee G. Afrika

Somlia's first female pilot

First Somali Female Pilot

Asli Xasan Cabaade

(Asli-Calansida)

Waa gabadhi ugu horreeysay ee Duuliye ka noqota Ciidanka Cirka Soomaaliyeed.

Full Story

Man on a Mission

AS.Caato

Somalia native(Abdisalam Aato) makes documentary to educate others about who we are?

Full Story

What can be done?

omar ugaas 

"History has taught us that nations are born, grow and develop like a child, and it is their leaders who organize and assist...." by Omar Ugaas

Full Story

Why buy from Tawakal Towers?

- Execellent Customer Service
- Affordable price
- Flexible payment plan

click here for more info

Cst. Abdul

Dream Child

FahimaOsman

Fahima Osman is set to become the first Somali Canadian-trained physician in Toronto's Somali community.

Full Story

What do you think of the site?
 




| New account
Powered by Core Design

Who's Online

We have 6 guests online
webhosting