Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 5 May 2024

WARARKA MAANTA

Mogadisho Oo 22 Sano Kadib Maanta Isbaaro La'aan Ku Soo Toostay Iyo Dareenka Jira

Sunday - December 2, 2012

Muqdisho- iyadoo afar cisho ka hor ay Muqdisho taalay ugu yaraan 60 isbaaro oo lacagaha sida baadda ah looga qaado gaadiidka dadweynaha ayaa maanta waxaa cagta la

Warkii oo dhan

X/dhibaanada Khatumo Iyo Awdal Oo Laga Codsanaayo In B/maanka La Hor Keen Heshiski SNM DKMG Ee Som

Sunday - December 2, 2012

By Ciise Maxamed Aadan: Heshiiskii labada dhinaca ee Dowladii  Shiikh Shariif iyo C/Wali  ee ku-meel gaarka ahayd  iyo maamulka SNM ku dhex maray

Warkii oo dhan

khilaafka keenya iyo Somaaliya Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Xasan Shiikh Oo Ka .......

Saturday - December 1, 2012

Muqdisho- Madaxweynaha Somaliya Xasan sheekh iyo wafdi uu hogaaminaayay oo todobaadkan booqasho ugu baxay Dalka Ethiopia, Djibouti iyo Kenya ayaa xalay ka soo degay

Warkii oo dhan

Ururka Al-Shabaab Oo Sako Uga Soo Aruursaday Xoolo Dhaqato Ku Nool Gobolka Gedo

Saturday - December 1, 2012

Beled-Xaawo-Saraakiisha maamulka Ahlu suna ee degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen boqolaal xoolo nool ah oo  isugu jira

Warkii oo dhan

Dawladi NGO-da Ee Somaaliya Oo U Si Guraneysa Kitchen Cabinet

Thursday - November 29, 2012

Djibouti - Madaxweyne Garguurte ayaa Jamhuuriyadda Jibouti ku saxiixaya heshiis cusub oo dhigaya in ( Fiber Optics Cables) Keeybalka Isgaarsiinta Somalia laga

Warkii oo dhan

Ex M/weyne Cali Mahdi Oo Ay Ku Socoto Baaris Taxana Ah Oo Ku Keenikarta Daldalaad Aan Dacwad La Hayn

Wednesday - November 28, 2012

Sir culus oo ku saabsan suntii lagu shubay bada Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inuu kashifay wariye u dhashay dalka Faransiiska oo baaritaan qoto dheer ku sameeyey

Warkii oo dhan

Boliska Wadanka Denamark Oo Sii Xoojiyey Raadinta Omar Hasan Sheik Muse Oo Ah 27 Jir Somaali Ah

Tuesday - November 27, 2012

kiiska Omar loo raadinayo ayaa la xiriira dilka nin lagu magacaabi jiray Jonas Thomsen Sekyere , kaas oo todobaadkii hore lagu dilay goob lagu caweeyo oo ku taal

Warkii oo dhan

G/kacyo: Agagaarka Masjid S/din O Mawjado Dhiiga Caseeyeen Kadib Markii Horor aan La Bar Garaneyn..

Monday - November 26, 2012

Gaalkacyo: Waxaa shabakadaan Galdogob Times goor dambe ee galabta soo gaaray war sheegaya in xalay fiidkii bartamaha magaalada gaalkacyo gaar ahaan goob ay shacabku

Warkii oo dhan

Axmed Siilaanyo Oo Warqad Cay Ah U Qoray Danjire Mahiiga

Sunday - November 25, 2012

Hargeysa Xigasho Geeska- Harawo: AxmedSiilaanyo ayaa si aan masuuliyadani ku dheehnayn uga jawaabay warqad uu u soo diray ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan Somaliya

Warkii oo dhan

M/weyne Siilaanyo Oo Gef Ku Tilmaamay Ereyga "Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaaliland Ee somaliy"

Sunday - November 25, 2012

Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa si adag uga jawaabay dhambaal uu u soo diray ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland

Warkii oo dhan

Sharciga Cusub Ee Dalka Japan Dajisay Waxaa U Dhigayaa In Dhexda Ninka Aney Ka Weyneyn 85cen. Gabdh.

Saturday - November 24, 2012

Dalka Japan ayaa soo saaray xeer dhaqan gal noqday oo dembi ciqaab lagu mutaysan karo ka dhigaya buurnida, isla markaana xaddidaya miisaanka laga ogolaan karo ragga

Warkii oo dhan

WadahadlkiGar-Madoobayaashi iyo Guud Ciroolihi Dhinacyada Sacad Iyo Leelkase Oo Weli dulun-dulcaynay

Saturday - November 24, 2012

Gaalkacyo: Sida nala soo gaarsiiyey xaaladihi ka aloosnaa dhinacyada Beelaha Sacad iyo Leelkase ayaa weli dhinacna loo soo af-jarin oo sida muuqata illa hadda aan

Warkii oo dhan

Dhar La Yiri Waxaa Laga Helay Maado Sun Ah Oo Gurisa Shahwada-Taranta Raga

Friday - November 23, 2012

Kolding: Shirkadda deenishka ah ee xoog loo iibsado dharka ay samayso - ee noocyada lagu iibiyo dukaamada Vero Moda, Only og Jack & Jones - ayaa dharkeeda laga

Warkii oo dhan

R/W Itoobiya Hailemariam iyo M/weyne Kibaki Kenya Oo Kulankoodi Ka Hadlay Maamul U Sameynta J. Hoose

Thursday - November 22, 2012

Nairobi- Raysul wasaaraha cusub ee Ethiopia Hailemariam Desalegn iyo madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki ayaa kulamo xiriir ah oo dhowr maalmood ay ku lahaayeen xarunta

Warkii oo dhan

Raysal Wasaaraha Itoobiya Mr. H.Desalegn iyo Madaxweyne Kenya Kibaki Oo Ka Hadlay Maamul U Sameynta

Thursday - November 22, 2012

Nairobi- Raysul wasaaraha cusub ee Ethiopia Hailemariam Desalegn iyo madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki ayaa kulamo xiriir ah oo dhowr maalmood ay ku lahaayeen xarunta

Warkii oo dhan