Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 19 May 2024

WARARKA MAANTA

Ciidamada Huwanta AMISOM Oo Aan Qabsan Waqtiga Hawlgalkooda Kisimaayo Ku Dhamaanayo

Thursday - September 20, 2012

Nayrobi, (Xinhua) – Ciidamada nabad-ilaalinta AMISOM, iyo ciidamo gudaha ah ayaa shalay qabsaday magaalada Janay Cabdala, sida afhayeenka ciidamada Kenya, Col. Cyrus

Warkii oo dhan

Xog Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Filimki Nebi Maxammed SCW Lagu Aflagaadeeyey Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Tuesday - September 18, 2012

Mogdisho(Geeska)- Inta badan ee dalalka dunida muslimka waxaa ka socda kacdoonno ay dadku ku muujinayaan sida ay u diiddan yihiin in si sahlan loo aflagaadeeyo diintooda.

Warkii oo dhan

M/weyne Xasan Shiikh Oo Si Diplomaasi U Dugsaday In S/land Oo Harti Ka Maqantahay Aysan............

Saturday - September 15, 2012

Mogadisho- siyaasiga caanka ah oo horay u ahaan jiray diplomaasi ka tirsanaa dawladi maxamed Siyaad Oday Axmed Maxamed Aadan(Qaybe) ayaa sheegay in luuqadii uu Madaxweynaha

Warkii oo dhan

Qaraxyo Lala Beegsaday Hotelka U KU Jiro Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud

Wednesday - September 12, 2012

Muqdisho -Kooxo Miidaamo ah ayaa laba qarax oo waaweyn maanta la beegsaday Hoteelka uu ka degan yahay Magaaladda Muqdisho Madaxweynaha cusub ee Baarlamaanku doraad

Warkii oo dhan

Yaa Loo Doortay Madaxweynaha Somaliya

Tuesday - September 11, 2012

Mogadisho-Doorashada madaxtiminasda Somaliya aya soo gaba-gabowday waxaana natiijaa in Madaxweynaha somaliya loo doortay Xasan sh. Maxamuud oo ah Nin ku cusub saaxadda

Warkii oo dhan

Shacabka Somaaliyeed Oo Si Weyn Indhaha Ugu Haya Doorashada Beri Ee Madaxweynaha Somaliya

Sunday - September 9, 2012

Guud ahaan umadda Somaaliyeed waxay indhaha iyo dhegahaba ku hayaan Magaalada  Muqdisho oo ay ka dhacayso Maalinta isniinta ah doorashadii Madaxtinimo  ee

Warkii oo dhan

Lacaga Laaluusha Oo Shiikh Shariif U Qaybiyey Xildhibaanada Cusub .. Xigasho By Axmed Gacal

Saturday - September 8, 2012

Waxaa ila Lagu Kalsoonyahay ay Xaqiijiyeen in Maalinimadii khamiistii Shiikh Shariif uu Lacago Laaluusha siiyey xildhibaanada Cusub ee Soomaaliya.    Qiimaha

Warkii oo dhan

Musharaxiinta U Tartamaya Madaxweyneimada Somaaliya Oo 10 Ka Mida Ah Galabta Wax........

Friday - September 7, 2012

Muqdisho: Waxaa saacad kadib la filayaa in ilaa 10-Musharax oo ka mid ah Musharixiinata Madaxtinimada Soomaaliya ayaa la filayaa inay hortagi doonaan Baarlamaanka

Warkii oo dhan

Suuqa Kala iibsiga Codadka Xildhibaanada Mogdisha By Qalinkii C/laahi Jaamac( fogaanarag.com)

Wednesday - September 5, 2012

Doorashada Madaxweynaha oo ah waxa kaliya ee ka harsan dowladnimada rasmiga ah ayaa noqotey maalmahaan hadalheynta aanan marnaba maskaxda ka faaruqin, waxaana soo

Warkii oo dhan

Xog Goldogob Times Ka Heshay Ilo Sira Oo Sheegay In C/laahi Cado U Helay Tiradi Xildhibaanada U Ku N

Wednesday - September 5, 2012

Galdogob Times- Mogdisho-  WaxaaBeryahaan oo magaalada Mogdisho ay ciiryaameeysay rajo la isku maaweesho iyo sheekada odoroska dib loogu eegaayo marxladaan

Warkii oo dhan

Ciidamada Bada Kenya Oo Duqeysey Magaalada Kisimaayo Ee Marsada Leh

Tuesday - September 4, 2012

Galdogob Times- Kisimayo- Afhayeenka u hadlay ciidanka Kenya, Kolonel Cyrus Oguna ayaa BBC u xaqiijiyay in ciidanka badda ee Kenya ay duqeeyeen magaalada Kismaayo.

Warkii oo dhan

Warqad Sir Ah Oo La Yiri Waxa Laga Helay Gudiga Farsamada So Xulitaanka Baarlamaanka

Monday - September 3, 2012

Muqdisho-Xigasho DHM-News:- Qaar kamid ah Warbaahinta ayaa helay Warqad si hoose uga soo baxday Gudiga Farsamada Soo Xulitaanka Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya

Warkii oo dhan

Rajadii Puntland Ee Helitaanka Shidaalka Oo Si Rasmi Ah U Beenowday

Monday - September 3, 2012

Galdogob Times- Nayroobi - Shirkada baaritaanada shidaalka ee Horn Petroleum ayaa sheegtay dhowaan inay ugu tageen biyo ceel shidaal ay ka qodayeen horaantii sannadkan

Warkii oo dhan

Dabagal Hal Bila U Sameeyey Dahir Calasow Kuna Xaqiijiyey Ninka Helaaya Kursiga Madaxtinimada Somali

Saturday - September 1, 2012

Murashaxa Abdullahi Ahmed Cadow wuxuu heystaa cod dhan 183 Mudane taas oo ka dhigan inuu yahay Madaxweynaha cusub ee Dowlada Somalia.Liiska Codadka Musharaxa Cadow

Warkii oo dhan

Waqtiga La Qabanaayo Doorashada Madaxweynaha Somaaliya Oo Lagu Dhawaaqay

Friday - August 31, 2012

Muqdisho - Kulankii Golaha Shacabka ay maanta ku yeesheen Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha ayaa waxay ay ku dhawaaqeen Guddigu wakhtiga kama dambeysta

Warkii oo dhan