Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 7 May 2024

WARARKA MAANTA

Muran Ka Taagan Dawlada Shiinaha Iyo Mareykanka

Saturday - July 28, 2012

Muranka Shiinaha Iyo Maraykanka U Dhexeeya Ee Jasiirada Ku Yaalla Badda South China Sea Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Iska Horimaad Milatari Oo Laga Cabsi Qabo + Dalal

Warkii oo dhan

Calankii Somaaliya Oo Ka Soo Dhex Muuqday London Olompic 2012, Balse Mxaa ....

Saturday - July 28, 2012

Xigasho Somaaliweyn- Waxa ay aheyd Habeen ay si weyn u wada sugayeen Shacabka Soomaaliyeed in uu Calankooda Buluuga ah kasoo dhex Muuqda Tuulada Ciyaaraha Olompikada

Warkii oo dhan

Calankii Somaaliya Oo Ka Soo Dhex Muuqday London Olompic 2012

Saturday - July 28, 2012

Calankii Soomaaliya wuu ka soo dhax muuqda London Olompic 2012, Balse Maxaa ka qaldamay. (Nimaan talin jirin hadduu taliyo nimaan tegi jirin baa tega)Waxa ay aheyd

Warkii oo dhan

Xog Iftiimineysa Sababta Al- Shabaab U Toogatay Mukhtaar Xamaraawi

Thursday - July 26, 2012

Galdogob Times News Desk- Kooxda Al-shabaab ay doraad meel fagaare ah ku toogatay sadex dhalinyaro ah oo ay ku Eedaysay inay u basaasayeen Sirdoonka Dalalka Maraykanka

Warkii oo dhan

Ceelashii Puntland Oo Halkii Shidaal Laga Sugaayey Ay Biyo Ka Soo Burqadeen iyo Walaaca Ay Keentay

Wednesday - July 25, 2012

Galdogob Times-Shirkadaha shidaalka ee Range Resources iyo Red Emperor maal-gashadeyaa-shooda ayaa niyad-jab weyn la kulmay ka dib markii ceelka Shabeel ee deegaanada

Warkii oo dhan

Khilaafka Ururka Xarakatu Islaax Oo Cirka Isku Shareeray

Tuesday - July 24, 2012

Muqdisho - Khilaafka u dhaxeeya kooxda Islaamiga ah ee Xarakatu Islaax , ayaa maraya meel xasaasiya ,iyada oo hadalo kulul warbaahinta ay  isku dhaafsadeen

Warkii oo dhan

Maxa Lagu Arkay Dahabshiil By Xuseen Caydiid Cawad

Monday - July 23, 2012

Waxaa mudooyinkan danbe aad isu soo taraya Dhaliilooyin, naceyb loo qabo shirkada DahabshiilHadaba maxay umada Soomaaliyeed iyo Somaliland ku aragtay shirkadan?Dhab

Warkii oo dhan

Haweyney Shaacisay In Ay Ka Qayb Galeyso Doorashada Madaxtinimada Somaaliya Oo Mogdisho Ku Sii Jeeda

Monday - July 23, 2012

Helsink- Amaal Cabdi Ibraahim oo ka soo dhooftay Magaalada  Muqdisho 20-sanno ka hor iyada oo markaas jirtay 17-sano ayey ku sheegtay wargeysi ay siisay wargeysyada Helsink

Warkii oo dhan

Shiikhi Beesha Leelkase U Boqranaa Ugaas Maxamuud Oo Ka Wac-siiyey Xubnihi Ergada Dastuurka Uga ..

Saturday - July 21, 2012

Goldogob Times -Mogadisho: Golaha Hogaanka isimada tolka Tanade/Leelkase oo u horkacayo Ugaas Maxamuud Ugaas Axmed Ugaas Maxamed iyagoo ka amba-qaadaya murtida oraneysa

Warkii oo dhan

Wargeyska Herald Sun Oo Xigatay War Khatar Ah Oo Lagu Eedeynaayo Shirkada Dahabshiil

Friday - July 20, 2012

ANONYMOUS has officially declared a war on terror by holding hostage Middle Eastern bank accounts.It is threatening to unleash "global internet destruction" unless

Warkii oo dhan

Fananada Saado Cali Warsame Oo Ku Dhacantay Shil Baabuur Iyo Warar Iskhilaafsan Oo Ka Soo Baxay

Friday - July 20, 2012

Galdogob Times-Garoowe- Fanaanada Saado Cali Warsame ayaa ku dhawacantay shil baabuur oo ka dhacay Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland, inkastoo

Warkii oo dhan

Somaali Laga Soo Musaafirinaayo Dalka Ugaandha

Thursday - July 19, 2012

Galdogob Times-Wararka ka imaanaya magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha ayaa waxay sheegayaan in 15-ruux oo dhammaantood Soomaali ah, waxana ku jira wariye

Warkii oo dhan

Vitamin Ku Jira Caanaha Oo La Xaqiijiyey In Uu Leeyahay Faaiidooyin Badan Oo Caafimaad By Kamal Axme

Wednesday - July 18, 2012

Galdogob Times-USA- Daraasad cusub oo ay sameeyeen cilmi baarayaal ka kala socday kuliyadda Weill Cornell ee dalka Maraykanka iyo kuliyadda Sayniska ee magaalada

Warkii oo dhan

Meles Zenawi Oo La Ogaaday Inu Jirro Awgeed Uga Qaybgali-waayey Shirki Midawga Afrika

Tuesday - July 17, 2012

Addis Ababa)- Raysal-wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi, oo ka baaqsaday axadii furitaanka shirkii Midowga Afrika oo dalkiisa ka dhacayey ayaa la sheegay inay sii

Warkii oo dhan

Mid Ka Mida Wasiiradi Xukumadi Farmaajo Oo Ku Geeriyooday Qarax Ka Dhacay Mogdisho

Tuesday - July 17, 2012

Galdogob Times - Mogadisho- Wasiirkii hore Ganacsiga ee xukuumadii Farmaajo Maxamuud Cabdi Ibraahim Garweyne ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday qarax gaarigiisa loo

Warkii oo dhan