Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 18 May 2024

WARARKA MAANTA

Tirada Askarta Kaga Dhimatay Somaaliya Oo La Cadeeyey

Thursday - November 1, 2012

Nayrobi-Markii u horaysay waxa la cadeeyay tirada ciidamada Yugaandha kaga geeriyootay hawlgalka AMISOM ee Somaliya, waxaanay tiradaasi hore u ahayd mid sir ah oo

Warkii oo dhan

Tirada Askarta Kaga Dhimatay Somaaliya Oo La Cadeeyey

Thursday - November 1, 2012

Nayrobi-Markii u horaysay waxa la cadeeyay tirada ciidamada Yugaandha kaga geeriyootay hawlgalka AMISOM ee Somaliya, waxaanay tiradaasi hore u ahayd mid sir ah oo

Warkii oo dhan

19 Jir Somaali Ah Oo Madaxa Looga Toogtay South Afrika

Wednesday - October 31, 2012

Cape Town:- Koox Burcad South Afrikan ah ayaa Madaxa ka toogatay Cabdikariim Cadaawe Cali Geedow oo ah 19Sano Jir Soomaali ah xilli uu ka shaqaynayay Dukaan ku yaala

Warkii oo dhan

Koonfurta Sudaan Oo Wada Hadalo Heshiis U Fureysa Itoobiya Iyo Eretriya

Monday - October 29, 2012

Dawladda Koonfurta Sudan, oo ah dalka ugu da’da yar qaaradda Afrika ayaa ku dhawaaqday inay maanka ku hayso inay dhexdhexaadin ka dhex bilowdo labada dal ee Itoobiya

Warkii oo dhan

Madaxa Kooxda Al-shabaa Loo Yaqaan Godane Oo La Sheegay Inu Ku Taaho Fikirka Gooni Isu Taaga S/Land

Monday - October 29, 2012

Mogadisho- Hargeysa: Warar dheeraad oo laga soo xigytay hogaamiyaha Al-qaacida ee la baxay Abu-Zuber laakiinse loo yaqaano Godane oo u dhashay beesha Arab ee degta

Warkii oo dhan

Cilmi Alle: Muddo Lixdan Sano Ah Uu Ka Laalaaday Hilibkii Mataankiisi Oo Ku Dhagan:By Kamaal A. Cali

Sunday - October 28, 2012

Makah- Xaaji Maxamed Khaan oo ah muwaadin u dhashay dalka Pakistan oo ka mid ah muslimiinta sannadkan nasiibka u helay in ay gutaan waajibaadka Xajka ayaa muddo

Warkii oo dhan

Faysal Cali Waraabe Oo Yiri Shacabka Somaliland Waa Laga Kari La'yahay Qabyaalad Iyo Qaad

Saturday - October 27, 2012

Hargeysa: Gudoomiyaha xaisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dadka Somaaliland maaro looga la'yahay Qabyaalada iyo qaadka, isagoo

Warkii oo dhan

Madaxweynaha Somaaliya Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyey Munaasabada Ciidul Adxa

Thursday - October 25, 2012

Mogadisho: Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaalka Soomaaliyeed Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta shacbiga Somaaliyeed iyo guud ahaanba ummada musllinka ee caalamka

Warkii oo dhan

Sideed Qof Ayaa Ku Dhex Dhintay Dagaal Ka Dhex-Taagnaa AMISOM Iyo Al-Shabaab

Thursday - October 25, 2012

Mogadisho- Wanlaweyn- Inta la ogyahay sideed qof ayaa ku dhintey toban qof oo kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii gaari nooca Mini Buska ah loo yaqaan uu soo

Warkii oo dhan

Waxaa Wiigaan Duug Lagu Hubsaday Diracadi Mu'minka Ahayd Hooyo Isniino A. Faarax

Wednesday - October 24, 2012

Inaa Lilaahi Waa Inaa ileeyhi Raajicuun .. Naf waliba maalinteda ayey diyaar u tahay ajesheeda oo wax dunida haraya ma jiraan aan ka ahayn Alle SWT .. Waxaa Wiigaan

Warkii oo dhan

Cudurka Qaaxada Oo Markii Ugu Horeysay Muddo 40 Sano Ah Loo Helay Daawooyin .... Diyaariye: Kamaal

Tuesday - October 23, 2012

Geneva- Cudurka Qaaxada oo sannadkii 2011ka oo keliya galaaftay nolosha Hal Milyan iyo Afar boqol oo kun oo ruux ayaa la sheegay in uu hadda bilaabay hoos u dhac

Warkii oo dhan

Abu-Mansuur Al-Amriki Oo Sheegay In Al-Shabaab Iyo Ajaanibta Ka Bar-Bar Dagaalanta Ay Is Khiaafsan Y

Monday - October 22, 2012

Sida lagu qoray wargeyska The Long War Journal oo ka soo baxa dalka Maraykanka Cumar Xamaami oo sidoo kalena la yiraahdo Abuu Mansuur Al-Amriki kana mid ah ah dagaalyahanada

Warkii oo dhan

Xaalada Lubnaan Oo Kacsan Kadib Dilki Taliyihi Sirdoonka

Sunday - October 21, 2012

Xaalada dalkaasi Lubnaan ayaa kacsan kadib dilkii maalinimadii shalay loo geystay Taliyihii ciidamada Sirdoonka dalkaasi Gen.Wissam al-Hassan oo asagu ahaa nin kasoo

Warkii oo dhan

Yeman Oo Qabatay Mid Ka Mid Ah Saraakiishi Al-Shabaab Ee Mareykanku Madaxdooda Dul-Dhigtay Lacagta

Saturday - October 20, 2012

Saba: Wakaaladda Wararka Dalka Yeman ee Saba ayaa sheegtay Xukuumadda Yaman inay gacanta ku dhigtay Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo ka mid ah kooxdii ay Dawladda

Warkii oo dhan

R/W Saacid Oo Wiigaan Soo Dhisaya Xukumadiisa Iyo Barbaarta Leelkase Oo U Kala Ordeysa Cadka Wasiir

Thursday - October 18, 2012

Mogadisho: Sida saadaashu ahayd waxaa Arbacadi codkii kalsoonida la siiyey raiisal wasaare Saacid oo u ku soo dhisi-doono gole wasiiro la yiri ha noqdaan kuwa wax

Warkii oo dhan