Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 4 May 2024

WARARKA MAANTA

Banaan-baxyo Is daba-Joog Ah Oo Lagu Diidanyahay Faragalinta U Ku Hayo M/weyne Xasan Qoslaaye J/Hoos

Saturday - November 10, 2012

Banaan-bax ballaadhan oo lagu diidanyahay Dawlada uu Madaxweynaha ka yahay Xasan Qoslaaye oo ka socda gobolada Jubooyinka Magaalooyinka Afmadoow, Dhoobleey, Badhaadhe,

Warkii oo dhan

Madaxweyne Xasan Qoslaaye Oo Habkii 4,5ka Ku Badalay Sero A Iyo Sero B-da

Friday - November 9, 2012

Faallo: Madaxweyne Xasan Qoslaaye oo habkii 4.5-ka ku bedelay habka Sero ”A” iyo Sero ”B”-da Iyo Dhagaraha U Qarsoon Ee Uu La Maaganyahay Qarankii Somaliyeed Oo

Warkii oo dhan

Bush Oo Codeynti ka Qaldantay Iyo Codkisi O U Obama Siiyey Iyo M/weyne Obama Oo Qosol Jantawaray

Thursday - November 8, 2012

Madaxweynihi hore ee dalka Mareykanka George W. Bush ayaa la sheegay abaaro 4-tii galabnimo isagoo waqtigaas ka codeynaayey degmada Croford oo aan kaba fogeyn guriga

Warkii oo dhan

B.Obama Oo Mar Labaad Helay Kalsoonidi Shacabka Ameerika Iyo Dadka Cunsuriyiinta Oo Ka Xumaaday Gu..

Wednesday - November 7, 2012

Washington - Doorashadii madaxnimada dalka Maraykanka ee 2012 ayaa xalay dib loogu doortay Madaxweyne Barack Obama.  Doorashada oo uu kala tartamay malqabeen

Warkii oo dhan

Liiska Wasiirada Iyo Wasiirka A.Dibada Marwo Fowsiya Xaaji Aadan Oo Ka Hadashay Xilka Loo Magacaabay

Monday - November 5, 2012

Mogadisho:: Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha dibada Somaaliya Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aaden oo markii ugu horesay ka hadashay xilkii loo magacaabay, ayaa sheegtay

Warkii oo dhan

Baarlamaanka Soomaaliya Oo Laba Qodob Oo Dastuurka Wax Ka Badalay Caqabadna U Dhigay Madaxweynaha

Saturday - November 3, 2012

Muqdisho: Baarlamaanka Somaliya ayaa fadhigoodii maanta wax ka bedel ku sameeyay labada qoddob ee dastuurka Somaliya ee 45aad iyo 92aad, kuwaas oo midkoodna Madaxweynaha

Warkii oo dhan

Foosiya X. Aadan Oo Laf-dhuun-gashay Ku Noqotay Dhismaha Dawlada Somaliya Saameyn Xoogana Ku Yee....

Saturday - November 3, 2012

Muqdisho-Dhismihii Xukuumadda Somaliya oo ay ahayd maanta in lagu dhawaaqo Golaheedii Wasiiradda ayay soo food saareen Caqabado kala duwan oo ay Madaxweynaha iyo

Warkii oo dhan

Madaxweynaha Somaaliya Oo Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka Switzerland

Friday - November 2, 2012

Mogadishu-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Dowladda Switzerland

Warkii oo dhan

Tirada Askarta Kaga Dhimatay Somaaliya Oo La Cadeeyey

Thursday - November 1, 2012

Nayrobi-Markii u horaysay waxa la cadeeyay tirada ciidamada Yugaandha kaga geeriyootay hawlgalka AMISOM ee Somaliya, waxaanay tiradaasi hore u ahayd mid sir ah oo

Warkii oo dhan

Tirada Askarta Kaga Dhimatay Somaaliya Oo La Cadeeyey

Thursday - November 1, 2012

Nayrobi-Markii u horaysay waxa la cadeeyay tirada ciidamada Yugaandha kaga geeriyootay hawlgalka AMISOM ee Somaliya, waxaanay tiradaasi hore u ahayd mid sir ah oo

Warkii oo dhan

19 Jir Somaali Ah Oo Madaxa Looga Toogtay South Afrika

Wednesday - October 31, 2012

Cape Town:- Koox Burcad South Afrikan ah ayaa Madaxa ka toogatay Cabdikariim Cadaawe Cali Geedow oo ah 19Sano Jir Soomaali ah xilli uu ka shaqaynayay Dukaan ku yaala

Warkii oo dhan

Koonfurta Sudaan Oo Wada Hadalo Heshiis U Fureysa Itoobiya Iyo Eretriya

Monday - October 29, 2012

Dawladda Koonfurta Sudan, oo ah dalka ugu da’da yar qaaradda Afrika ayaa ku dhawaaqday inay maanka ku hayso inay dhexdhexaadin ka dhex bilowdo labada dal ee Itoobiya

Warkii oo dhan

Madaxa Kooxda Al-shabaa Loo Yaqaan Godane Oo La Sheegay Inu Ku Taaho Fikirka Gooni Isu Taaga S/Land

Monday - October 29, 2012

Mogadisho- Hargeysa: Warar dheeraad oo laga soo xigytay hogaamiyaha Al-qaacida ee la baxay Abu-Zuber laakiinse loo yaqaano Godane oo u dhashay beesha Arab ee degta

Warkii oo dhan

Cilmi Alle: Muddo Lixdan Sano Ah Uu Ka Laalaaday Hilibkii Mataankiisi Oo Ku Dhagan:By Kamaal A. Cali

Sunday - October 28, 2012

Makah- Xaaji Maxamed Khaan oo ah muwaadin u dhashay dalka Pakistan oo ka mid ah muslimiinta sannadkan nasiibka u helay in ay gutaan waajibaadka Xajka ayaa muddo

Warkii oo dhan

Faysal Cali Waraabe Oo Yiri Shacabka Somaliland Waa Laga Kari La'yahay Qabyaalad Iyo Qaad

Saturday - October 27, 2012

Hargeysa: Gudoomiyaha xaisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dadka Somaaliland maaro looga la'yahay Qabyaalada iyo qaadka, isagoo

Warkii oo dhan